Dhalinyaro kashaqeeya Hormarka Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari oo La Hadlay Daljir (dhegayso)

Dhalinyaro kashaqeeya Hormarka Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari oo La Hadlay Daljir (dhegayso)

Ururka hormarinta ee Midnimo fadhigisuna yahay degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari ayaa dhalinyaro katirsan oo la hadlay Radio daljir waxay kawarbixiyen waxqabadkooda iyo Arimahay ka shaqeyaan.

Maxamed Abshir Maxamuud oo kamid ah Dhalinyarada ku jira Ururka midnimo ayaa u sheegay Daljir inay ka shaqeyaan Nadafadda iyo Degaanka iyo Hormarka Balidhidin ,isago sheegay in dhalinyarada si iskaa wax u qabsa ah ay u shaqeyaan.

dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com