Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaaladda kadhaca Buuraha Calmadow Sanaag (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Sanaag oo Ka Hadlay Dagaaladda kadhaca Buuraha Calmadow Sanaag (dhegayso)

Odayaasha gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Baran waxaa ay uga hadleen xaalada gobolkaasi iyo shirarkii ay la yeesheen maadxwaynaha Puntland ee kadhacay magaalada Bosaso.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kalle diiradda lagu saaray xaaladd ammaan ee deegaanada Calmadow oo ay ku suganyihiin ciidamada dowladda Puntland oo dagaal kula jira ururka Al-shabaab.

Nabadoon Cabdiqani Maxamed Faarax ayaa radio Daljir uga waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com