Wariye Ku Dhaawacmay Qarxii Baladweyne oo Muqdisho ku Geeriyooday

Wariye Ku Dhaawacmay Qarxii Baladweyne oo Muqdisho ku Geeriyooday

Allaha u naxariiste waxaa Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Wariye Cabdullaahi Cismaan Macallin oo ahaa Wakiilkii Jubaland TV ee Baladweyne,kaas oo ku dhaawacmay qarax ismidaamin ah oo 10 ki bishan kadhacay Baladweyne.

Wariyaha ayaa maalmahan lagu daweynayeey Cisbitaaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago saaka ugu dambeyn ku geeriyooday cisbitaalkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0