Dilaagii Askari Booliska Kontoroolka Bossaso oo la Qabtay (dhegayso)

Dilaagii Askari Booliska Kontoroolka Bossaso oo la Qabtay (dhegayso)

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Bari, Cabdixakiim Yuusuf Xuseen, oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Puntland oo askari boolis ah maanta ku dilay deegaanka Ceeldaahir ee degmada Carmo.

Taliyuhu waxa uu u waramay wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com