Musharixinta Xilka Madaxweynaha Hiirshabeele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

Musharixinta Xilka Madaxweynaha Hiirshabeele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

Waxaa maanta la filayaa oo Arbaca ah in Mushariixinta xilka madaxweynaha Hiirshabeele ay Khudbado kajeediyaan Magaaladda Jowhar ,Halkaas oo dhawaan kadhacayso doorashada Madaxweynaha.

ilaa 7 Musharax ayaa u tagaan Xilka Madaxweynaha Hiirshabeele,kuwaas oo 4 kamid ah Khudbado ay jeedin donaan Maanta oo Arbaco ah 13-ka September.

Magacyada Mushariixinta Tartamaysana Waxay kala yihiin

Cabdikariin Cali Nuur.
Daahir Cabdulle
Maxamed Cabdi Waare.
Yuusuf Maxamuud Hagar (Dabdageed).
Cabdinaasir Shirwac Maxamed.
Maxamed Caruush Diirow iyo
Cabdiraxmaan Xuseen Caddow.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com