Wareysi Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe’: Waayihii Noloshiisa

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe’ Waa mudane ka tirsan golaha guurtida Somaliland, wareysigaan oo uu la yeeshay Radio Daljir, wuxuu ka hadlayaa taariikh warran la xiriira waayihii noloshiisa, nidaamyada shaqo xeerbeegtida dhaqan ee Soomaalida iyo sababihii uu ugu baxay magaca Cabdi Waraabe iyo arrimo kale.

Hoos ka dhegayso wareysiga Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf  ‘Xaaji Cabdi Waraabe’


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com