Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Mar kale ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/592cd7b80401001606dbf1e3/S%2BD+iyo+Maxamed+Lakiman+Daljir+Garowe+30+5+2017+.mp3

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Dhuusamareeb (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Mar kale ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Abshir Axmed Faarax 7 years ago

    Waxaan soodhawayn Barnaamijka tartan iyo tacliin oo ay warbaahinta daljir bisha barakaysan u qabato dugsiyada sare eeo puntland hambalyo ayaan leeyahay sidookale waxaan u mahadcelin shirkadaha fangaraynaya barnaamijka tartan iyo tacliin TFQ iyo Golis mahadsanidin maamulka radio daljir soomaaliya.

  • Maxamuud abdisalaam xirsi 907745232 7 years ago

    Aad baan usoo dhoweynayaa in gacanta lagu soo dhigay yahaas maan dooriyaha iyo qurunka wadanka kuwadey waxaan umahadcelinyaa taliska iyo askarta ammaanka gawre

  • Abshir Axmed Faarax 7 years ago

    waxaan aad iyo aad u soodhawayn barnaamijka tartan iyo tacliin ee ay sanadkasta bisha barakaysan ay qabato warbaahinta daljir. waxaan u rajayn dhammaan dhamman dugsiyada sare ee kuyaal puntland inay ka faaiidaystaan mahad sanidin

DISQUS: