Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xildhibaan lagu dilay Kismaayo

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya xildhibaan lagu dilay Kismaayo

Xildhibaan katirsan baarlanmaanka Jubaland ayaa xalay lagu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose, dilka oo ah kii u horeeyey ee xildhibaan loogu gaysto magaalada Kismaayo.

Ciidamada amaanka ee Jubaland ayaa wada howlgalo balaaran oo lagu baadigoobayo kooxihii dilka gaystay, waxaana xildhibaan katirsan Jubaland oo warbaahinta la hadlay uu sheegay dilka inuu gaystay nin ku labisan dharka ciidamada dowladda ee tuutaha.

Magaalada Kismaayo ayaa ka mid ah magaalooyinka soo hagaagayay amaankooda tan iyo dhismihii Jubaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com