200-kun oo doolar oo laba habeen lagu uruuriyay masjidka Rowda ee Bossaso (dhegayso)

HomeWararka

200-kun oo doolar oo laba habeen lagu uruuriyay masjidka Rowda ee Bossaso (dhegayso)

Culimaa'udiinka Puntland ayaa ka wada magaalada Bosaso ololle dhaqaalle loogu uruurinayo dadkii ku waxyeeloobay weerarkii naxdinta lahaa ee kadhacay I

Madaxweyne Deni oo ka qayb galay dood looga hadlayey Marxaladda kala guurka (Sawiro)
Madaxweyne farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ciyaaryahan siciid Ducaale
Waxgaradka dhahar oo kulan ku yeeshay degaankas ayaa ku diiday xaalufka cawska

Culimaa’udiinka Puntland ayaa ka wada magaalada Bosaso ololle dhaqaalle loogu uruurinayo dadkii ku waxyeeloobay weerarkii naxdinta lahaa ee kadhacay Isgoosyka Soobe ee magaalada Muqdishi 14kii bishaan.

Masaajidka Al-Rowda oo ka mid ah masaajidda Bosaaso ayaa xalay oo ahayd habeenkii labaad waxaa lagu qabtay kulan dhaqaalle uruurin ah.

Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada dhaqaalaha uruurinaya oo la hadlay radio Daljir ayaa sheegay inay xalay iyo habeen hore oo kaliya uu soo gaaray lacag ka badan laba boqol oo kun oo doolar, islamar ahaantaa ay sii wadayaan.

Dhaqaalle uruurinta ayaa sidoo kalle kasocota jaamacadaha iyo dugsiyada waxbarasho ee Puntland.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: