Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo ku goodiyay inay ka jawaabayaan weerarkii Soobe

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay dowladda inay xil iskaarayso carruurtii iyo waalidiintii ay ka baxeen dadkii ku geeriyooday weerarkii Soobe.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sheegay 14 milyan oo doolar in dadkaasi ay dowladda ugu talogashay, waxaana uu sheegay dhanka kalle inay ka jawaabi doonaan weerarkii Soobe ee dadka badan lagu dilay, isagoona shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan dowladda.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com