Wajiga Labaad ee Wadahadalada Somaliland iyo Dowladda Somaaliya oo Lasoo Afmeeray (dhegayso)

Wajiga Labaad ee Wadahadalada Somaliland iyo Dowladda Somaaliya oo Lasoo Afmeeray (dhegayso)

Turkiga waxaa kusoo gaba-gaboobay wadahadaladii u socday Somaliland iyo Dowladda Somaaliya,kaas oo ahaa wajigii labaad ,Waxaana kala matalayeey wakiilo ka kala socda labada dhinac.

Wadahadaladan oo an ilaa hadda wax natiijo ah kasoo bixin ,balse Maamulka Somaliland uu ku adkaysanayo inay ka Go’day Somaaliya inteeda kale .

Aqoonyahan Xuseen Cabdullaahi Bulxan oo metalyay Maamulka Soomaliland ayaa sheegay in ay jiraan qodobo ay isku afgarteen dhinaca Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in qodobada isku afgarteen ay kamid tahay in sadexdii biloodba mar la kulmo oo lasii socodsiiyo wadahadalada labada dhinac.

Hoos Kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com