Madaxweyne ku Xigeenka Gal-Mudug oo sheegay Dagaalkii Xeraale laso Afjaray (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne ku Xigeenka Gal-Mudug oo sheegay Dagaalkii Xeraale laso Afjaray (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Gal-Mudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay heshiiskii 10- qodob ahaa ee

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamed X Dhalo, Daljir Bosaso (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Itoobiya & Goobaha Waxbarashada oo la xiray

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Gal-Mudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay heshiiskii 10- qodob ahaa ee dhawaan kala saxiideen Puntland iyo Safar uu ku tagay qaybo kamid ah Bariga gobalka Mudug.

Carabey ayaa ka hadlay safarkiisi Bariga Gobalka Mudug oo uu sheegay inay kusoo arkeen dad xoola dhaqata ah oo dhibaataysan,isago sheegay in dhawaan raashin iyo biyo ay gaarsin donaan.

dhinaca kale Carabey ayaa ka hadlay Dagaaladii Xeraale ,isago sheegay in arintaas lasoo Gaba-gabeyeey,isla markaana maamulkisa uu nabadaynta kaalin weyn ka qaadanayo.

Carabey ayaa Maxamed Lakiman uga waramay arimahaas iyo Arimo kale oo Gobalka ku saabsan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: