Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Duqayn Diyaaradeed oo kadhacday Kuunyobarow Shabeelaha Hoose (dhegayso)

Diyaarado dagaal ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Kuunyo barow oo katirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose, dhacdana koonfurta wadanka Soomaaliya.

Duqayntan ayaan la ogayn khasaaraha ka dhashay sababo la xiriira isgaarsiiinta oo hawada ka maqan, Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com