Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo sheegay inay Dalka la Wareegayaan Markii AMISOM Baxaan (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka oo sheegay inay Dalka la Wareegayaan Markii AMISOM Baxaan (dhegayso)

Cabduweli Jaamac Xuseen (Gorod) taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in taliska xoogga dalka ay la wareegi doonaan amniga dalka markii ay baxaan ciidamada AMISOM.

Hadalkaan ayuu sheegay xili uu kulan la qaatay taliyaha Ciidamada AMISOM Soomaaliya Cismaan Nuur Subagle iyo Saraakiil kale,isaga oo kala hadlayay sidii ay ugu diyaar garoobi lahaayeen amniga dalka markii ay MISOM baxdo.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0