Shacabka Qardho oo Xalay Soo Bandhigay Lacag lagu Tala Galay Dadkii ku Waxyeloobay Qarixii zoobe (dhegayso)

Shacabka Qardho oo Xalay Soo Bandhigay Lacag lagu Tala Galay Dadkii ku Waxyeloobay Qarixii zoobe (dhegayso)

Bulshadda Kunool Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar ayaa iska Aruuriyeey lacag dhan 17 kun oo dollar ,taas oo ay ka aruurinayen shacabka gudiyo dhalinyaro ah ,kuwaas oo ganacsatada iyo shacabka lacagta ka aruurinayeey.

Dhalinyarada lacagtaas Todobo iyo Tobanka Kun ah waxay ku Wareejiyeen Gudiga Gurmadka Qaran ,si loogu wareejiyo dadkii ku waxyeeloobay Qarixii kadhacay 14 kii Bishan isgooyska Zoobe.

Warbixin Qardho Maxamuud Fantastic ayaa kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com