Taliska Booliska Somaliyeed oo Dalbaday in lasoo qabto Askari dilay Qof shacab ah (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Booliska Somaliyeed oo Dalbaday in lasoo qabto Askari dilay Qof shacab ah (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho ,gaar ahaan Degmadda Hurwaa ee Gobalka Banaadir Maalmo kahor saldhiga degmaddas waxaa lagu dilay wiil dhalinyara ah ,kaas oo la sh

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Xaaf oo gaaray Dhuusamareeb (Dhegayso/Sawiro)
Saaka Iyo Dunida & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Shacabka Degmadda Badhan oo Qardho Gurmad Gaarsiyeey (Daawo)

Magaaladda Muqdisho ,gaar ahaan Degmadda Hurwaa ee Gobalka Banaadir Maalmo kahor saldhiga degmaddas waxaa lagu dilay wiil dhalinyara ah ,kaas oo la sheegay in dilkiisa uu amray taliyaha Saldhigaa Hurwaa ,waxaana geerida wilka ka xumaaday eheladiisa ,iyago eedayn u jeediyeey Saraakisha Booliska.

Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaliyeed Gen Saacid oo hadalka shacabka kajawaabaya ayaa wargaliyeey laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo cid kasta oo ku shaqo lahayd dilka ninkaas,

Afhayeenka Ciidamadda Booliska Somaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo saxaafadda kula hadlayeey muqdisho ,kadib shir jaraa;id uu qabtay ayaa sheegay in dadkii ku lug lahaa kiskaas lasoo qaban doono.

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: