Madaxweyne Xaaf oo ka Hadlay Culayska Siyaasadeed ee Haysta Maamulkiisa (dhegayso)

Madaxweynaha lagu muransanyahay ee Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo ka hadlayeey caleemasaarkii shalay Madaxweynaha Hiirshabeele ayaa sheegay in uu kajiro culays siyasadeed Maamulka Galmudug.

Xaaf ayaa markii uu madashada soo istaagay dadka ka qeybgalaya munaasibaddaas weydiistay in ay ugu duceeyaan in uu culeyska heysta maamulkiisa Ilaahey ka dulqaado.

Sidoo kale waxaa uu codsaday in loogu duceeyo in Maamulka Ahlu Sunna uu qalbigooda Alle u jilciyo kuna biiraan Maamulkiisa Galmudug sida uu madasha ka sheegay.

dhegayso codka Xaaf


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com