Caruur Gaaraysa Labo Kun oo Helaysa Waxbarasho lacag la’aan ah

Caruur Gaaraysa Labo Kun oo Helaysa Waxbarasho lacag la’aan ah

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa sheegtay inay carruur gaaraya 2,650 ay waxbarasho lacag la’aan ah heli doonaan, kuwaas oo ka faa’iidaysan doona Mashuuc lagu tayeyn doono waxbarashada deegaanada Puntland oo shalay laga daah furay Garowe.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Puntland Maxamed Cabdulqaadir Cismaan oo la hadlay mid kamid ah warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in lacag dhan 5.6 milyan ay ugu deeqday tayeyn waxbarashada Puntland Mashruuca iskaashiga waxbarashada caalamiga ah JPE.

Waxaana xogga lagu saari doona waxbarashada asaasiga ah,Qorista Buggaagta, Carruurta aan helin waxbarashada iyo agoomaha .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com