Siciid Aadan Shirwac, Jaaliyadda MN USA: “Dhibaatooyinka waa Dhalliyarada Iskoolka ka Tagta … kuwa la Laayo ama kuwa Islaaya”

Siciid Aadan Shirwac, Jaaliyadda MN USA: “Dhibaatooyinka waa Dhalliyarada Iskoolka ka Tagta … kuwa la Laayo ama kuwa Islaaya”

Siciid Aadan Shirwac waxaa uu ka mid yahay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Maraykanka ee gobolka Minasoota. Siciid waxaa uu Daljir uga waramay xaalada guud ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee halkaas ku nool gaar ahaan dhinaca nolosha, xiriirka kala dhexeeya xildhibaanada Gobolkaas laga soo doorto iyo saamaynta uu jaaliyad ahaan ku yeelan karo Sharciga dhawaan la ansixiyey ee ku saabsan soo galootiga.

Hoos ka dhegayso

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com