Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa isaga horimaan doona fiinaalka koobka qaaradaha ee ka socda dalka Ruushka xulalka Jileey iyo Jarmalka oo ay kala hogaaminayaan tababarayaasha lagu kala magacaabo Juan Antonio Pizzi oo hogaaminaya Jileey iyo dhiggiisa Joachim Löw oo hogaaminaya xulka Jarmalka.

Dhanka kale waa aroos iyo aroos lala yaabay iyo ciyaaryahan kooxda Barcelona ahna xulka qaranka Argentina, waa Messi e ayaa samaystay aroos lagu qiimanayo inuu yahay midka duniga ugu qaalisan, uguna amuuro badan. Sawirada kaga bogo!

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

  

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com