Aadan Nuur Qaal, Taliyaha Qaybta iyo Dilalka Gaalkacyo: “AlShabaabkii Baraxley bay Galeen kuwo Kale waa Qabanay ama waa Qabanaynaa”

HomeWararka

Aadan Nuur Qaal, Taliyaha Qaybta iyo Dilalka Gaalkacyo: “AlShabaabkii Baraxley bay Galeen kuwo Kale waa Qabanay ama waa Qabanaynaa”

Magaalada Gaalkacyo shalay ilaa iyo xalay waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay 3 qof oo isugu jira shaqaale dowladeed askar iyo ganacsato. Ciidanka Bo

Madaxwaynaha Puntland oo soo dhoweeyey duqayntii Mareykanka uu ku qaaday Daacish
Maraykanka oo duqaymo cusub ka fuliyeey gobalka shabeelaha Hoose
Askar dil geeystay oo Maxkamada Ciidamadda lasoo tagay

Magaalada Gaalkacyo shalay ilaa iyo xalay waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay 3 qof oo isugu jira shaqaale dowladeed askar iyo ganacsato. Ciidanka Booliska ee gobolka mudug ayaa howlgalo ay sameeyen waxay ku soo qabteen qaar ka mid dadkii dilalkaas geystay iyaga oo yiri “kuwii kalana waa ku raadjoognaa!”

Waxaa Jamaal Faarax Adan u waramay Adan Nuur Qaal, Kusimaha Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: