Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Adan (dhegayso)

Cawaysin wacan! Ku soodhawaada barnaamijkii caawaysnimo ee Caawa & Daljir. Caawa waxaa barnaamijka idina la socodsiinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), wuxuuna barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir Gaalkacyo.

Kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad waxaana wararka maanta ugu waaweyn khudbaddii Gaas ee 1da Luulyo iyo raggii dilalka ka gaystay Gaalkacyo oo qaarkood la qabtay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com