Site icon Radio Daljir

Aadan Nuur Qaal, Taliyaha Qaybta iyo Dilalka Gaalkacyo: “AlShabaabkii Baraxley bay Galeen kuwo Kale waa Qabanay ama waa Qabanaynaa”

Magaalada Gaalkacyo shalay ilaa iyo xalay waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay 3 qof oo isugu jira shaqaale dowladeed askar iyo ganacsato. Ciidanka Booliska ee gobolka mudug ayaa howlgalo ay sameeyen waxay ku soo qabteen qaar ka mid dadkii dilalkaas geystay iyaga oo yiri “kuwii kalana waa ku raadjoognaa!”

Waxaa Jamaal Faarax Adan u waramay Adan Nuur Qaal, Kusimaha Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5957f4dc0601000a0528b830/Aadan+nuur+qaal_1+july+17.mp3?_=1
Exit mobile version