Shir Wadatashi ah oo ka Furmay Magaaladda Garoowe

HomeWararka

Shir Wadatashi ah oo ka Furmay Magaaladda Garoowe

waxaa Saaka ka furmay Caasimadda Puntland ee Garowe Shir wadatashi ah ,kaa soo u dhaxeeya Bulshadda Rayidka ah iyo Aqoonyahanada ,waxaana shirkan soo

QARDHO: Siduu ku baxsaday maxbuus dil ku xukunaa? (daawo)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Boosaaso gaaray (Daawo)
Xildhibaano baaq udiray DFS (dhegayso)

waxaa Saaka ka furmay Caasimadda Puntland ee Garowe Shir wadatashi ah ,kaa soo u dhaxeeya Bulshadda Rayidka ah iyo Aqoonyahanada ,waxaana shirkan soo qaban qaabiyeey Gudiga Kumeel Gaar ah ee doorashooyinka Puntland.

Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraya Arimaha nidaamka Xisbiyadda iyo doorashooyinka ,iyado ay goobjoog yihiin aqoonyahano iyo siyaasiyiin ka hadli doona marxaladaha Puntland soo martay.

Sawiro iyo Codad lasoco insha allah Gordhow

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: