Madaxweyne Gaas Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Balaadhinta Biyo Gelinta Boosaaso

HomeWararka

Madaxweyne Gaas Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Balaadhinta Biyo Gelinta Boosaaso

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa xadhiga ka jaray mashruuca balaadhinta biyo gelint

Madaxweynihii Sri Lanka ayaa diyaarad milatari uga baxsaday Dalkiisa
Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Sare Burtinle fkf Mubaarak Sare Dhahar (dhegayso)
Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayeey Nabadda gobalka Mudug (dhegayso)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa xadhiga ka jaray mashruuca balaadhinta biyo gelinta magaalada Boosaaso.

Xadhig jarka Mashruucani ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey maamulka gobolka Bari, guddoomiyaha hay’adda biyaha, tamarta iyo khayraadka dabiiciga ah ee PSAWEN, saraakiil ka tirsan madaxtooyada Puntland iyo madaxa Hay’adda UNICEF Puntland Mr. Steven Laurence.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bogaadiyey hay’adda biyaha, tamarta iyo khayraadka dabiiciga ah ee PSAWEN, sida haw karnimadale ee ay markasta ugu hawlan yihiin wanaajinta iyo dardar gelinta shaqada ay u hayaan shacabkooda, waxaana uu sheegay Madaxweynuhu in mashruucani lagu taakulaynayo dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: