Alshabaab oo So Bandhigay Rag ay ku shegeen Basaasin oo kenya ah (Sawiro)

Alshabaab oo So Bandhigay Rag ay ku shegeen Basaasin oo kenya ah (Sawiro)

Ururka Alshabaab Ayaa soo Bandhigay Sawirada Sadex nin oo ay shegeen inay ahayeen sirdoon,isla markaana ay la shaqeynayeen Ciidamada Kenya.

Saddexda Nin ee la soo bandhigay ayaa waxaa ay u dhasheen Dalka Kenya,waxaana lagu tuhmayaa in ay la shaqeynayeen sirdoonka dagaalka kula jira Al-shabaab.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa magaca Ninka 1aad ku sheegay Cabdullahi Talaal Muuse oo 28 jir ah,kaas oo ka soo jeeda Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya,waxaana lagu eedeeyay in uu wadashaqeyn la leeyahay sirdoonka Kenya.

Hoos kadaawo Sawiradda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0