Dagaalka al-Shabaab ee Galmudug ma noqon karaa roog ciidi ka buuxdo oo hal guri daaqadii laga hurgufayo?

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Dagaalka al-Shabaab ee Galmudug ma noqon karaa roog ciidi ka buuxdo oo hal guri daaqadii laga hurgufayo?

Wajiga labaad ee ladagaalanka Al-Shabaab oo aan ka wada hirgelayn dhammaan Soomaaliya ee ku eg Galmudug ma noqon karaa roog ciidi ka buuxdo oo hal gur

Laascaanood: The OCHA Flash update 3 is false
Dhaawaca Shilin Soomaaliga iyo Dhaliisheeda Cidda Qaadanaysa, Cabdullaahi Abshir Muuse
Ilhaan Cumar & Garoowe

Wajiga labaad ee ladagaalanka Al-Shabaab oo aan ka wada hirgelayn dhammaan Soomaaliya ee ku eg Galmudug ma noqon karaa roog ciidi ka buuxdo oo hal guri daaqadii laga hurgufayo?

Galmudug waxay deris la tahay Puntland, Hiiraan iyo dawlad deegaanka Soomaalida, mana muuqato qaab isku xiran oo dagaalkaas waxa ka dhalanaya looga midaysanyahay.

Haddii arrinku yahay “Jinniyoow bax oo faryara bidix ka bax” sow ma aha ciddaa doonto gal?

Habacsanaata ka jirta Dhul-Udug (Puntland) iyo daruufaha khalkhal siyaasadeed, kala qaybasanaan iyo colaadeed ee jirta, haddana marka la eego xadduudaha Puntland xaaladaha colaadeed ee ka jira, sow ma aha mid muuqata inay jirto khatar weyn oo hoggaanka hadda jira aan u muuqan?

Dadka reer Puntland waxaa u yaal ka tashi bedqabkooda dadeed, dhuleed iyo dowladnimaba.

Madaxa kor ha loo qaado hana lagu baraarugo xaqiijinta isbedelka dowladnimo, difaac iyo wadajir oo is garabsocda.

W/Q: Siyad Ali Jama

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: