Barlamaanka Somaaliya oo Beeniyeey in Mooshin lagasoo Gudbiyeey Xukumadda (dhegayso)

Barlamaanka Somaaliya oo Beeniyeey in Mooshin lagasoo Gudbiyeey Xukumadda (dhegayso)

Tan iyo Markii Dowladda Somaaliya ay Dowladda Etoobiya u gacan galisay Cabdikareem Qalbi dhagax ayaa waxaa Baraha Bulshada laga hadal hayeey in Xukumadda Khayre mooshin laga keenayo,taas oo Xildhibaanada qaar ay wadaan.

Hadaba Xogheyaha Baarlamaanka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa sheegay in Wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah isla markaana aysan jirin wax qaraar ka dhan ah Xukuumadda oo Guddoonka Baarlamaanka loo soo gudbiyay.

Buux Waxa uu sheegay in markii ay xukuumadda Soomaliya ay soo saartay Go’aankii lagu wareejiyay Cabdi Kariin muuse Qalbi Dhagax ay arrintaan timid.

Dhegaysi wacan Codka Buux

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com