Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Karkaar oo Daljir Uga Waramay Xaalka Gobalka (dhegayso)

Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Karkaar oo Daljir Uga Waramay Xaalka Gobalka (dhegayso)

Ku simaha Gudoomiyaha Gobalka Karkaar Axmad jamac maamuud ,ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Karkaar oo waraysi sinayeey maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay Guud ahaan Xaalada Gobalka Karkaar.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa shegay in hormar lataaban karo uu gaaray gobalka Karkaar,isla markaana shacabku uu ugu baaqayo in hormarka iyo Bilicda Magaaladda laga shaqeeyo.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa ku booqday xafiiskiisa

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com