Maxkamada racfaanka oo ogolaatay in la dilo ragii Caasha Iliyaas kufsaday

Maxkamada racfaanka oo ogolaatay in la dilo ragii Caasha Iliyaas kufsaday

Maxkamadda Racfaanka ee Puntland ayaa diiday wax racfaan ah in ay qaataan dhalinyaradii horay dilka loogu xukumay ee galay dambiga kufsiga iyo dilka marxuumad Caasho Ilyaas oo ahayd gabar aan qaangaar ahayn.

Guddoomiyaha maxkamadda ayaa sheegay in dhalinyarada lagu fuliyo xukunka dilka ah ee horay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ay ku riday.

Dhalinyarada dambiga lagu helay ayaa ah sadex rag oo uu ku jiro nin 46 sano jir ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com