Madaxda Dowladda Faderaalka oo aas qaran u sameeyey marxuum Qanyare (sawiro)

Madaxda Dowladda Faderaalka oo aas qaran u sameeyey marxuum Qanyare (sawiro)

Allaha ha u naxariistee waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo xildhibaan, wasiir iyo hogaamiye kooxeedyadii hubaysnaa ee magaalada Muqdisho soo noqday.

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, golaha wasiirada, xildhibaan iyo odayaasha dhaqanka ayaa salaadda ku dukuday marxuumka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com