Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo

Tahniyad Dhalasho: Abshir Siciid Yaasiin iyo Marwo Canab Ismaaciil oo wiil ugu dhashay Cerigaabo

Waxaan halkan tahniyad dhalasho diraya asxaabta kala ah.

Cali Kidifaar, Dubai

Mubaarak Siciid Yaasiin, Dubai

Faarax Madaxey, Finland

Bashiir Dhegabadane , Dubai

Salaado Ciise , Dubai

Jimcaalle Siciid Yaasiin, Dubai

Siciido Madaxey, Bosaso

Maxamed Abshir Yaasiin, Bosaso

Maxamuud Abshir Yaasiin, Bosaso.

Abshir Baxwal, Bosaso

 

Dhamaantood waxaa ay tahniyad dhalasho ah udirayaan Marwo Canab Ismaaciil iyo Abshir Siciid Yaasiin oo uu wiil ugu dhashay magaalada Cerigaabo ee gobolka Sanaag, waxaanu leenahay Ilaahay haka dhigo kii DDD anfaca Aaamiin, Aaamiin, Aamiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com