Qarax Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

HomeWararka

Qarax Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay degaanka Buulo-mareer oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, sida ay warbaahinta u xaqii

Ciidamadda Dalka Nigeriae ee kajoga Somaaliya oo la abaalmariyeey
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo lagu weeraray xadka Soomaaliya & khasaaro ka dhashay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay degaanka Buulo-mareer oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka kunool deegaankaasi.

degaanka Buulo-mareer wax maamul ah kama jiro hada, sidaasi darteed wuxuu hoostagaa degaanka Kuntur-waarey oo ka tirsan isla gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka degaanka Kuntur-waarey ee gobolka Shabeellaha Hoose Muxudiin Khaliif Caliyow ayaa sheegay Qaraxa in uu ahaa Miino lagu aasay wadada geeskeeda, taasi oo ay isticmaalaan dadka shacabka ah iyo Ciidamada Dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abdullaahi maxamed Daahir 7 years ago

    Aaad ayaan uga xumahay Qaraxa ka dhacay Shabeeelada hoose
    xog heesa
    soomaliyey Tooso
    Allahiin ku tiirsado Hadba kiina Taag Daranee taagera waligiine
    wxaad Aad u taagantahoo calan yahow tilmaan utahee Tawxiidka Aan Qariniyo

DISQUS: