Qarax Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Qarax Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo saakay ka dhacay degaanka Buulo-mareer oo ka tirsan Shabeellaha Hoose, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka kunool deegaankaasi.

degaanka Buulo-mareer wax maamul ah kama jiro hada, sidaasi darteed wuxuu hoostagaa degaanka Kuntur-waarey oo ka tirsan isla gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka degaanka Kuntur-waarey ee gobolka Shabeellaha Hoose Muxudiin Khaliif Caliyow ayaa sheegay Qaraxa in uu ahaa Miino lagu aasay wadada geeskeeda, taasi oo ay isticmaalaan dadka shacabka ah iyo Ciidamada Dowladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdullaahi maxamed Daahir 7 years ago

    Aaad ayaan uga xumahay Qaraxa ka dhacay Shabeeelada hoose
    xog heesa
    soomaliyey Tooso
    Allahiin ku tiirsado Hadba kiina Taag Daranee taagera waligiine
    wxaad Aad u taagantahoo calan yahow tilmaan utahee Tawxiidka Aan Qariniyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com