Mudanayaasha gobollada Sanaag & Haylaan ee baarlamaanka federaalka ah oo cadaalada darro iyo xaqiraad ku dhaliilay R/wasaare Farmaajo.

Muqdisho, Nov 15 – Xil. Caasha A. Cabdalla oo u hadashay mudanayaasha ayaa ku dhaliishay R/wasaare Farmaajo in uu baal maray hannaanka awood-qaybsi ee beelaha Somalida, uuna ogolaaday in awoodii dawlada oo dhami ay gasho gacanta garab ka mid ah dhinacyada siyaasada ee Somaliya. Marwa Caasha ayaa sheegtay in xildhibaanda gobollada Sanaag & Haylaan ay kalsoonidii

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com