Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka xog warramay waftiga ka socda Puntland ee ku sugan Buuhoodle, Cayn.

Buuhoodle, Nov 23 – Eng. Maxamed Faarax oo u warramay barnaamijka Caawa & Daljir ayaa sheegay in dagaalka dhawaan ka dhacay deegaanka Kalshaale uu ahaa mid siyaasadaysan oo la doonayo in lagu qabsado degmooyin ka tirsan gobolka Cayn. Eng. Faarax waxaa uu sheegay in shir nabadeed uu ka furmay deegaanka …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com