Mudaaharaad ka dhashay ciyaar saaxiibtinimo oo dhex mari lahayd Dhahar & Xingalool oo ka dhacay Xingalool.

– Xingalool, July 12 – Culimada mamnuucday ciyaarta & qaar ka mid ah ciyaartoyda mudaaharaadka dhigay ayaan ka waraysanay ciyaar saaxiibtino oo ahayd in ay dhex marto 2 kooxood ee ka kala socda Dhahar & Xingalool. Culimada degmada Xingalool ayaa faray dhallintu in ay joojiyaan ciyaarta, iyaga oo sida ay sheegeen ay horseedi karaan fasahaad. Dhalinyarada 2-da kooxood ayaa ku gacansayray ra’yiga culimada …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com