HomeUncategorized

Afkaarta shacabka Puntland ee qaraxii Bossaso; 3 dhimasha ah, 4 dhaawac ah.

Bossaso, July 11 – Shacabka magaalada Bossaso ayaa afkaartooda ka dhiibtay qaraxii 2-aad ee Bossaso ka dhacay isla todobaabkan, lalana eegtay ciidanka bilayska Bossaso. Amni darrida Puntland ma aha mid ugub, waase mid faraha ka baxaysa. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Dhagayso Xulashada Daljir Arbaco 16 Nov 2016 – Wariye Xassan Haykal Studio Daljir Boossaaso
Kenya oo Sheegtay Dilka Dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Isnin_12

Bossaso, July 11 – Shacabka magaalada Bossaso ayaa afkaartooda ka dhiibtay qaraxii 2-aad ee Bossaso ka dhacay isla todobaabkan, lalana eegtay ciidanka bilayska Bossaso. Amni darrida Puntland ma aha mid ugub, waase mid faraha ka baxaysa.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: