HomeUncategorized

Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda oo ka tacsiyadeeyey qaraxyadii Kampala.

Kampala, July 13 – Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda ayaa uga tacsiyadeedyey shacabka & dawlada Uganda qaraxyadii ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen dad fara badan oo rayad ah oo daawanayey ciyaartii faynalka ahayd ee koobka aduunka. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Baahin: Salaasa, Jun 28, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo 99% cod kalsooni ah ka helay mudanayaasha baarlamaanka; Shir wadatashi ah oo lagu gorfeeyey aminiga & midnimada bulshada oo ka furmay Dhahar, Sanaag; Eng. Maxamed Faarax, wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo ka xog warramay wax qabadkii wasaarada mudadii uu xilka hayey; Maxamed A. Xaad oo aan ka waraysanay shir odayaal-dhaqameed Somaliyed ugu soo dhamaaday Kampala, Uganda.
SRSG-ga oo cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Weeraro bambaano oo lagu qaaday saldhig ciidamada boolisku ay ku leeyihiin Boosaaso.

Kampala, July 13 – Sayid Axmed Sh. Daahir, safiirka Somaliya ee Uganda ayaa uga tacsiyadeedyey shacabka & dawlada Uganda qaraxyadii ay ku dhinteen, kuna dhaawacmeen dad fara badan oo rayad ah oo daawanayey ciyaartii faynalka ahayd ee koobka aduunka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: