Maxaabiis cafis loo fidiyey munaasabada Ciid al Fitriga awgeed. [Dhegaysi …]

Garowe, Sept 17 – Wareegto ka soo baxday madaxtooyada Puntland ayaa cafis loogu fidiyey 94 maxbuus oo ku xiran jeelasha Puntland. Wareegtada ayaa ku wargelisay saraakiisha ciidanka amniga cafiska madaxweyne, iyada oo sidoo kalena lagu wargeliyey saxaafada maxalliga ah tirada maxaabiista, jeelasha ay ku kala jiraan, iyo sababta cafiska loogu fidiyey.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com