HomeUncategorized

Dagaal beeleed sababay 3 dhimasho ah, iyo 10-neeyo dhaawac ah.

Gabiley, Sept 19 - Laba beelood oo ardaa wadaag ah, horena dad isaga laayey ayaa mar kale dagaal ka dhex garxay. Sida la xaqiijiyey 3 qof ayaa dhimat

Madaxweynaha Puntland oo saaka u safraya Imaaraadka Carabta.
Xero ciidamada dowladdu ku leeyihiin Muqdisho oo qarax lala beegsaday.
Beesha caalamka oo war ka soo saartay doorashadii gudoonka aqalka sare.

Gabiley, Sept 19 – Laba beelood oo ardaa wadaag ah, horena dad isaga laayey ayaa mar kale dagaal ka dhex garxay. Sida la xaqiijiyey 3 qof ayaa dhimatay, halka dhawr iyo tobanna ay dhaawacyo soo gaareen.

Ddagaalka ayaa salka ku haya muran ka dhashay deegaan iyo dhul-daaqsin u dhexeeya labada beelood ee dagaalku dhex maray.

Diiwaanka Warka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: