Madaxweynihii Hore ee Somaaliya Xasan sheekh oo Si kulul uga hadlay Weraarkii Zoobe (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynihii Hore ee Somaaliya Xasan sheekh oo Si kulul uga hadlay Weraarkii Zoobe (dhegayso)

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay isgoys

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI ), Baran (dhegayso)
Shariif Sheekh Oo Ka Hadlay Kiiska Dilka Ikraan Tahliil
Carruur ku geeriyootay dab ka kacay guri ku yaal magaalada Hargeysa

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay isgoyska soobe ee Muqdisho kaas oo geestay khasaaro naf iyo Maalmo leh.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadkii lagu laayay Isgoyska soobe ay ahaayeen dad aan waxba galabsan marka laga reebo in ay ahaayeen kaliya Soomaali.

Waxa uu sheegay in waqtigaan dalka Soomaaliya ay heysato musiibo qaran sidaas darteedna Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay hal meel uga soo wada jeestaan cadaw uu sheegay in uu dadka Soomaaliyeed dilayo.

dhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: