Waxgaradka Puntland oo Madaxweynaha Somaaliya ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco (dhegayso)

Waxgaradka Puntland oo Madaxweynaha Somaaliya ugu baaqay inuu fadhiga ka kaco (dhegayso)

Garaad Cabdulaahi Tamaam oo kamid ah Waxgaradka Puntland ee kusugan Magaaladda Boosaaso oo daljir Boosaaso nagu soo booqday ayaa cambareyey qarixii arxandaradda ahaa ee lagu qaaday dad shacab ah isgooyska Zoobe ee magaaladda Muqdisho ,kaas oo dad rayid ah lagu xasuuqay.

Garadka ayaa sheegay in masiibo ay tahay waxa kadhacay Muqdisho ,isagoo ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka inay fadhiga ka kacaan ,isla markaana looso jeesto sidii dalka looga saari lahaa alshabaab.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com