Wiil dhalinyaro ah oo Maanso Katirayaay Xasuuqi Zoobe (dhegayso)

HomeWararka

Wiil dhalinyaro ah oo Maanso Katirayaay Xasuuqi Zoobe (dhegayso)

Tan iyo wixii kadambeyeey qarixii kadhacay isgooyska Zoobe sabtidi lasoo dhaafay waxaa soo baxayeey dadka siyaabaha kala duwan uga hadlayeey qaraxaas ,kuwaas oo cambareynayay. Aadan Cabdulahi Dhagarshee oo wiil dhalinyaro ah oo kunool Magaaladda Qardho Daljir Qardho ayuu nagu soo booqday wuxuuna Maanso katiriyeey shacabkii lagu layeey Muqdisho. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59e46e56040100ad24cd30b7/wiil+Maansa+ka+tiriyay+qarixii+muqdisho+16_10_2017.mp3

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo kormeeray Taliska Booliska (Qardho)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qosha Hawleedka Sanadka 2018

Tan iyo wixii kadambeyeey qarixii kadhacay isgooyska Zoobe sabtidi lasoo dhaafay waxaa soo baxayeey dadka siyaabaha kala duwan uga hadlayeey qaraxaas ,kuwaas oo cambareynayay.

Aadan Cabdulahi Dhagarshee oo wiil dhalinyaro ah oo kunool Magaaladda Qardho Daljir Qardho ayuu nagu soo booqday wuxuuna Maanso katiriyeey shacabkii lagu layeey Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: