Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

Madaxweynaha Shalay Xilka laga Xayuubiyaay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmud

Cali Khaliif oo la waydiiyay “Halkee ayuu ku dambeeyey maamulkii Khaatumo” (daawo)
Puntland oo xiraysa Masaajidada si looga gaashaanto Xanuunka Caronavirus (dhegayso)
Halkaan kadaawo Sawirada Munaasabadda Caana Shubka Beeldaajaha ee degmada Carmo (sawiro)

Madaxweynaha Shalay Xilka laga Xayuubiyaay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmudug in ay ku sameeyeen.

Xaaf Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin xilka qaadistaas isla markaana isagu uu yahay Madaxweynaha Galmudug dadka shirayna aysan aheyn xildhibaano.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in waxaan oo dhan ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan dad dano Siyasadeed leh oo muqdisho ku sugan islamarkaana xaalada jirta meel uun ay ku dhamaan doonto.

dhegayso Codka Madaxweyne Xaaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: