Shacabka Galmudug oo Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug inay Danta Shacabka Fiiriyaan (dhegayso)

Shacabka Galmudug oo Ugu Baaqay Xildhibaanada Galmudug inay Danta Shacabka Fiiriyaan (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa shalay Kalsoonidii kala laabtay Madaxwaynihii Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf.

Xil ka qaadista ayaa timid xilli Jaha wareer siyaasadeed uu Maalmihii ugu dambeeyay ka dhex jiray Hogaanka Maamulkaasi.

Hadaba Bulshada ku nool Deegaanada Gobollada dhexe ayaa taageeray Talaabada ay qaadeen Xildhibaanada Galmudug iyagoo dhinac kale kubaaqay in lasoo doorto Hogaan lagu wada qanacsan yahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com