Dhalinyaradda Jaamacadaha Dalka Ku Biiraya oo Soo Badanaya (dhegayso)

Dhalinyaradda Jaamacadaha Dalka Ku Biiraya oo Soo Badanaya (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Dhalinyaro isugu jira wilaal iyo Gabdho ayaa saaka Bilaabay Balaarinta Aqoontooda ,iyago saaka ku biiray Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho.

Wariyaha Daljir Qardho Maxamuud Fantastic oo Booqday Jaamacada Bariga Africa ayaa la kulmay Ardayda ku birayeey Jamacadaa ,wuxuna wax ka weydiyeey Bal soo dhaweynta uu maamulka u sameyeey Ardayda iyo Ardayda kuliyadaha ay danaynayaan.

dhegayso Waraysiga Fantastic

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com