Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo sheegay in uu Ka Bad baaday Qorshe DFS ku Xiri lahayd (dhagayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo sheegay in uu Ka Bad baaday Qorshe DFS ku Xiri lahayd (dhagayso)

Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan Shirka kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in uu ka bad baaday qorshe dowladda federaalka Somaaliya ay ku xiri lahayd . W

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
MAANHADAL: Bilowga maalmihii dhamaadka Somaliland ee gobolka Sool |

Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan Shirka kismaayo ayaa shaaca ka qaaday in uu ka bad baaday qorshe dowladda federaalka Somaaliya ay ku xiri lahayd .

Wuxu sheegay in xarigan uu ka bad baaday xili uu ku sugnaa magaaladda cadaado,iyado uu sheegay in ciidamo katirsan kuwa miletiga somaaliya logu amray inay xiraan isaga.

dhegayso codka xaaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: