Roob Xalay Ka da’aay Qardho oo samayn ku yeeshay Dadka Barakacayaasha ah (dhegayso)

iyadoo meel baddan oo Puntand ah robaabkii dayrta uu ka curtay ayaa waxaa jirra in robaabkas saamayn uu ku yeesho dadka barakacayaasha ah ee dagan guryaha ka samaysan cooshadaha iyo kaarinta ,taas oo keenta inay wayaan meel ay ka galaan roobka iyo qabowga dhacaya.

Maxamuud Xasan oo kamid ah Dadka Reer guuraga ah ee soo dagay Guryaha ka samaysan Cooshadaha isla markaana kamid ah dadkii xoolihii kaga dhamadeen abaartii siima ayaa Daljir u sheegay waxyabaha ay ka cabanayaan.

Maxamuud Fantastic ayaa waraystay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com