Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kamid ah in ka badan 2 Million oo Xujay ah maantana u dareeray maalinka Carafa ayaa waxa uu u hambalyeeyey shacabka Puntland iyo ciidanka qalabka sida oo uu ku ammaanay uguna duceeyey shaqada ay dadka iyo dalka u hayaan.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Hambalyo u Diray Shacabka (dhegayso)”

  1. oo maanlinta CARAFO ma sidaan ayuu u labisnaa ma JEDDAH ayuu joogaa odagu

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com